13 Soomaali Ah Oo Ku Dhimatay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaaladda Khartuum Ee Dalka Sudan

0
15

Shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalda Khartuum ee dalka Suudan ayaa waxaa ku dhintay 13 Somali ah, dhowr qof oo kalana waxaa soo gaaray dhaawac.

 shil ka dhacay khratuum

Guud ahaan dadkan ayaa la socday gaari ay ku safrayeen iyagoo tahriib ahaan ugu sii jeeday dalka Libya. Shilka ayaa la sheegay inuu sababay ka dib markii gaariga dadkasi socotada ah siday oo ku socday xawli aad u dheereeyay ay isku dhaceen gaari xamuul.

source:voasomali

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here