Xiisaha Mawduuca Maanta Ee Barnaamijka  XOGTA DAHSOON: Boqortooyooyinkii Ugu Mudada Dheeraa Carabta & Islaamka

0
33

Xilligii dheeraa ee ay taariikhda carbeed iyo ta islaamkuba soo martay  waxaa jiray boqortooyooyin soo xukumayey bulshooyinkii kala dambeeyey  kuwaasoo aynu barnaamijkeena ku daahqaadayno xiliyadii ay dhisnaayeen iyo sababihii ay ku dumeen.

Xogta Dahsoon

Haddaba Bernaamijkaas oo uu soosaare ka yahay Weriye Xuseen Aadan Kurdi Oo Ka Tirsan Bahda Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Halkan Hoose ka daawo Muuqaalkiisa oo dhamaystiran

Capture

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here