HUBAAL TV: “Waa Loo Baahan Yahay, Annagaaba U Baahan In Madaxweynaha Loogu Daro Labo Sano Oo Uu Sii Joogo”

0
8

Hrgeysa (Hubaal)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ka tirsan Mudaneyaasha aqalka wakiiladda Somaliland ayaa soo dhaweeyay in madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisaba ay sii joogto “waan soo dhaweynayaa, annagaaba u baahan inuu madaxweynuhu sii hayo, oo waxqabad badan iyo mashaariicda socota intuu dhamaystirayo, waxaan leeyahay baarlamaankana hala kala diro”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here