Wariyihii HCTV Oo Xorriyadiisii Di U Helay, Kadib Maalmo Uu Ku Xidhnaa Guddaha Dalka Itoobiya (MUUQAAL)

0
32

Wasiirro Xukuumadda Somaliland ah, Odayaal iyo Dadweyne Tiro Badan Oo Soo Dhaweyn Kusoo galbiyay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim, Markii Uu Soo Gaadhay Magaaladda Tog-wajaale

weftiga wasiirrada oo soo dhaweyn kusoo galbinaya wariye Mukhtaar- Tog-wajaale
weftiga wasiirrada oo soo dhaweyn kusoo galbinaya wariye Mukhtaar- Tog-wajaale

Hargeysa (Hubaal) – Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo shalay dowlada Itoobiya oo uu muddo u xidhnaa sii daysay ayaaa maanta soo gaadhay dalkiisa hooyo ee Somaliland iyadoo ay wehelinayaan wefti wasiiro iyo Oday-dhaqameed oo dhawaan halkaasi u tagay sii dayntiisa iyo arrimo kale.

Wariye Mukhtaar ayaa badhtimihii Ramadaan ee June laga kaxaystay gudaha Itoobiya, xili uu ku jiray hawlo loogu yeedhay oo ka baxsanayd xuduudka Somaliland

Daawo Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here