Maxkamadda Ciidanka Qaranka Oo Maanta Xukun Dil Ah Ku Riday 8 Nin Oo Loo Haystay Dilkii Taliyihii Qaybta Bilayska Saaxil (DAAWO)

0
12

xukun dhacayHargeysa  (Hhubaal) – Garsooraha Maxkamadda Ciidanka Qaranka Somaliland Yuusuf Faarax Sahrmaarke (Yuusuf Geerash) ayaa xukun dil ah ku riday dhalinyaro tiradoodu  aheyd 8  oo u xidhnaa dilkii 1/3/2016 loo geystay taliyihii Qaynbta Bilayska gobolka Saaxil Alle ha u naxariistee Cabdirisaaq Maxamad Caseyr.

Eedaysanayaasha dacwaddan ayaa dhamaantood ahaa dad rayid ah oon ka tirsaneyn ciidamada,  taasoo sababtay in muran weyni (controversy) ka dhasho sharcinimada ay maxkamad milatari u leedahay inay kiiskan oo kale ka gar naqdo.

Maxkamaddu waxa kale oo ay xukun xadhig mudo 7 sanadood ah ku xukuntay 8 qof oo lagu eedeeyey inay faldambiyeedyo ka galeen Ceel Garde.

DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here