Wasiirka Waxbarashada Somalilad Oo Xadhiga Ka Jaray Maktabad Cusub Oo Hay’adda AET Ku Yeelan Doonto Magaalada Hargeysa (Daawo)

0
6

Hargeysa (hubaal) Wasiirka wasaaradda Waxbarashada ee jamhuuriyadda somaliland, Md Cabdiraxmaan Dheere ayaa Xadhiga ka jaray xarun maktabad  cusub ah oo ay Magalada Hargaysa ku yeelan doonto Hay’ada waxbarashada Africa ee AET.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here