Dawladda Hoose Ee Magaalada Gabiley Oo Guud Ahaanba La Wareegtay Maamulka Biyaha Magaaladaasi (DAAWO)

0
7

Gabiley (Hubaal):-Maayarka Magaalada Gebilay ahna guddoomiyaha golaha deegaanka ee gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo Shir Jaraa’id Maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Shaaca ka qaaday inay si rasmi ah ula Wareegeen Guud ahaanba Maamulka Biyaha ee Magaalada Gebilay oo ay hore Gacanta ugu haysay Shirkad Lagu Magacaabo SamSam.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here