DHAGEYSO Cod Sir Ah: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Somaliland Oo Beeshiisa ku Guubaabinaya Ereyo Kicin ah

0
6

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Mucaaridka ku ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa laga duubay Cod Sir ah oo uu ku Kicinayo Beesha uu ka soo Jeedo kuna Guubaabinayo inay Dhexda u xidhaan wax kasta oo ay ku kacayso sidii loo fulin lahaa Shirka Baxarasaafka loona dhicisayn lahaa Maalgelinta Dekeda Berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here