Somaliland Oo Markii U horaysay Yeelanaysa Xarunta Fayo Dhowrka Biyaha Dadwaynaha (Daawo)

0
6

Hargeysa (hubaal) Wakaaladda biyaha ee caasimada Hargeysa ayaa hirgelinaysa xarun lagu baadho fayo dhawrka ama caafimaadka biyaha ay dadweynu cabbaan, arrintaasi oo noqonaysa markii ugu horeysay ee xarun tan la mid ah laga hirgeliyo guud ahaanba deegaannada Somaliland, inta la ogyahay.

Dhagaxdhiga xaruntan ayaa waxa ka qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda, maareeyaha wakaaladda biyaha iyo Drs. Edna aadan Ismaaciil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here