Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyay Siyaasiyiin ay Soori Naga Qaaday Oo Muqdisho Quus Ku Dhex Jooga

0
7

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay  Maanta in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Cafis u fidiyey Shakhsiyaadka ka soo Qancay Siyaasada Somalia ee u dhashay Jamhuuriyada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here