HALKAN KA DAAWO: Mujaahidiintii Guutadii 3aad ee SNM Oo Cambaareeyey Shirka Loogu Yeedhay TOL WANAAJE ee Hargeysa Ugu so Xidhmay Beellaha Garxajis+SAWIRO

0
76

Hargeysa (Hubaal)-  Qaar kamid ah Mujaahidiintii guutaddii saddexaad ee jabhaddii dhaq-dhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed ee SNM ee dhalasho ahaan kasoo jeeda beellaha Daa’uud Garxajis ayaa shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen hotel-ka Dalxiis ee magaallada Hargeysa waxaa ay wax aan suurto gal ahayn ku tilmaamay in la siyaasaddeeyo magaca tolnimadii ay kasoo tafiirmeen [Garxajis], isla markaana aan wada-dhalashada walaallahood [Siciid Garxajis] loo adeegsan amuuro kale.


SNM 3aad 3SNM 3aad 2SNM 3aad 1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here