Xog-haye Cusub Oo Maayarka Caasimadu U Magacaabay Waaxda Nabad-gelyada Xaafadaha Magaallada Hargeysa

0
25

HUBAAL CHANNEL: DAAWO Haldoorka Degmada 26 June oo Niyad Sami Ka Muujiyey Xog-haye Cusub  Oo Maayarka Caasimadu U Magacaabay  Waaxda Nabad-gelyada Xaafadaha   Magaallada Hargeysa

Hargeysa (Hubaal) – Masuuliyiinta Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa Magacaabay Mudane Guuleed Maxamed Yuusuf Xoghayaha Nabad-galyada Degmada 26 Juune ee Magaalada Hargeysa.

Geesta Kale Magacaabistay Masuulkan Ayaa waxa Siweyn U Soo Dhaweeyey Masuuliyiinta Hay’adda Wanaag-farista iyo Xumaan-Reebista Caasimada Somaliland ee Hargeysa, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

ssssssssssss

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here