Ujeedada Socdaal Ay Xubno Wasiirro Ah Oo Uu Hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilladu Ku Tageen Laascaanood

0
9

HALKAN KA DAAWO: Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo uu weheliyo wasiiru dowlaha nabadaynta iyo horumarinta gobollada Bari Cabdirashiid Xuseen Carab ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here