HUBAAL KA DAAWO: Hogaan Dhaqameed Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Boorama

0
9

Magaca Suldaan cusub oo lagu caleemo saaray Bariga Boorama. Daawo Warbixin muuqaal ah

Boorama (Hubaal)-Magaalada Boorama waxa lagu caleemo saaray Suldaan cusub oo ku soo kordhay hogaanka dhaqanka Gobolka Awdal.

War Muuqaal ah oo naga soo gaadhay Magaalada Boorama ayaa lagu sheegay in Suldaan Maxamuud Faarax Abraar lagu caleemo saaray Magaaladaas.

Munaasibada shaacinta Suldaanka cusub oo ka dhacday Bariga Magaalada Boorama waxa ka qayb-galay Madaxdhaqameedyo, waxgarad iyo dadweyne kale oo tiro badan.

Halkan ka Daawo warbixin Muuqaal ah:

Somaliland ayaa waxa marba marka ka dambeysa ku soo badanayey Hogaamiyeyaasha Dhaqanka oo ay beeluhu si ka duwan sidii hore u doortaan iminka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here