HUBAAL KA DAAWO: Siyaasi Cali Baashe Ruug Caddaa Muddo Dheer Kusoo Jiray Siyaasada Oo Haatan Somaliland Ku Sugan Iyo Waraysi Dhinacyo Badan Leh Oo Lala Yeeshay

0
7

Hargeysa (Hubaal) Cali Maxamuud oo loo yaqaano Cali Baashe isla markaana ka mid ah siyaasiyiinta waa weyn ee dalka ayaa ka xog-waramay siyaasadiisa guud iyo halka uu yoolkiisa siyaasadeed gaadhsiisan yahay. Siyaasi Cali Baashe oo sida uu waraysigan ku sheegay muddo dheer oo gaadhaysa ilaa kow iyo toban sanood kusoo jiray amaba mashquul ku ahaa siyaasada Koonfurta Soomaaliya.

Telefiishenka HCTV ayaa wareysi la yeeshay Siyaasi Cali Baashe oo haatan ku sugan dalka Somaliland, waxaana uu ugu horeynba ka waramay muddadii uu siyaasada Koonfurta ku jiray iyo haatan oo uu iskaga yimid kuna sugan yahay JSL sida uu u arko guud dalka iyo siyaasadiisa oo uu muddo badan kamaqnaa, waxaanu yidhi sidan;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here