Lixda Gobood Waa “Awdal” Sida Ku Cad Distoorka Qaranka (Articles 1, 2, & 109). Tuugna Ma Xado

0
19

HOODODistoorka qaranka Somaliland   (Xeer No   1 & 2 )  waxay  si cad u    tilmaamayaan in Jamhuuriyada Somaliland  tahay  dhulkii Ingriisku ka kacay  26th June, 1960  ee la odhan jiray “ Somaliland Protectrate “ oo  xiligaas ka koobnayd    lix Gobol   oo kala ahaa  – Hargeisa ,  Burao, Berbera ,  Borama, Erigavo iyo  Las Anod.  Lixda gobood  ee manta   muranku ka taaganyahay   waxay ku jireen xuduudaha Gobolka Awdal.  Akhri Xeerka1&2 (( Article 1: The State of the Republic of Somaliland  1. The country which gained its independence from the United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland on 26th June 1960 and was known as the Somaliland Protectorate and which joined Somalia on 1st July 1960 so as to form the Somali Republic ….. shall hereby and in accordance with this Constitution become a sovereign and independent country known as “The Republic of Somaliland”.  Article 2: The Territory of the Republic of Somaliland   The territory of the Republic of Somaliland covers the same area as that of the former Somaliland Protectorate and is located between Latitude 8° to 11° 30’ north of the equator and Longitude 42° 45’ to 49° East ))

Artcile 109 ,wuxu jidaynayaa  inay xukuumadu wax ka  bedeli karto xuduudaha Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland   , marka ay ka ansaxiso Golaha  Wakiiladda iyo Golaha Guurtida. Ilaa  iyo iminka , Xukuumadu wax bedel kumay samayn xuduudaha  Gobolka Awdal , labada Golena kamay ansaxin  Akhri Xeerka 109 (( Article 109: The Structure of the Country 1. The territory of the Republic of Somaliland shall consist of regions, and each region shall be divided into districts 2.  Changes in the number of regions and districts and their boundaries and the reasons for the changes shall be proposed by the Council of Government (Cabinet) and approved by the House of Representatives and the House of Elders))

Gebagebo : Lixdaa Goobood    Zubair Awal ma laha,  Samaroon  ma laha, Ciisana ma laha. Waa goobo ka tirsan Somaliland, oo ku jira xuduudaha   Gobolka Awdal.  Waxa la beddeli karaa marka la cuskado Xeer No.109, Faqradiisa 2 ee kor ku xusan. Madaxwayne Siilaanyo iyo Musharaxa Kulmiye waxay hurinayaan colaad sokeeye.  Kuwa sheegtay Suldaanada, waxa ka dhawaajiyay  qabyaaladi  Kulmiye ee barkadii Kalshaale ku laayay boqolaal qof .

Drs Hoodo Yusuf, London, Uk.

yhoodo@yahoo.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here