“Guddoomiyaha ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa I Soo Wakiishay Sidaasi Ayaanan Xafladda Ku Imi”  

0
12

Hubaal Ka DAAWO:  Khudbadda oo Dhamaystiran:Wasiir Garas Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Arday Ka Qalinjebisay Jaamacadda EELO

Wasiir ku xigeenka wershadaha iyo wasiiru dawlaha Khaarijiga oo Ka Qayb Galay Munaasibad Shahaadooyin Lagu Guddoonsiinayo Arday Ka Qalinjebisay Jaamacadda EELO Ee Magaallada Boorama

“Wasiirkii Wasaarada Waxbarashada Md. Cabdillaahi Dheere Oo aanu Aad Saaxiib U Nahay Oo Isagu Go’aamin Lahaa cidda aan Xilka [Wasiir-ku-xiggeennimada ee Waxbarashada] Ku Wareejin Lahaanna Xajkii Buu Tegey,

“Waxaan Metelayaa Oo Runtii Uu I Soo Wakiishay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, Sidaasi Ayaanan Xafladda Ku Imi” Wasiir Garas

garas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here