DAAWO SAWIRRADA: Munaasibad Balaadhan Oo Loo Sameeyay Xuska Sannad-guurada 50aad ee Maalinta Akhriska Iyo Qoraalka Adduunka Oo Hargeysa Lagu Qabtay

0
20

hargeysa (Hubaal) Munaasibad Balaadhan oo lagu maamuusayay Xuska Maalinta Akhriska iyo Qoraalka adduunka, isla markaana ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland oo Kaashanaysa Hay’ada UNESCO iyo hay’adaha kale ee wadashaqaynta leeyihiin ayaa maanta lagu qabtay xarunta hiddaha iyo dhaqanka ee Hargeysa. munaasibadan oo ahayd sanadguuradii 50aad ee kasoo wareegta maalinta akhriska iyo qoraalka adduunka ayaa waxaa khudbado kasoo jeediyay, Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda sida; agaasimaha Guuda ee wasaarada Waxbarashada, Prof. Abdi Ali Agaasimaha Tacliinta Sare Dr. Yusuf Ahmed , Wasiirru Dowlaha WAsaarada WAxbarashada. WAsiirka Caddaaladda, Wasiirku Kuxigeenka Qorshaynta, guddoomiyaha xarunta dhaqanka Prof. Jama Muse iyo Masuuliyiinta Hayda’ada qaramada midooybay ee UNESCO.

img_9172 img_9183 img_9187 img_9191 img_9240 img_9249 img_9281 img_9293 img_9336 img_9348

dsc_9211 dsc_9317 img_9397

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here