Sidee Ayay Asxaabta Mucaaridku U Arkeen Go’aankii Madaxweynaha Ee Doorashooyinka Iyo Saamiqaybsiga Kuraasta Baarlamaanka?

0
10

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA: Labada Xisbi Mucaarid ee UCID iyo WADDANI oo ka hadlay dareenkooda go’aankii uu madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho ee Wakiillada iyo Madaxtooyada, iyo sidoo kale qaraarkii uu kasoo saaray saamiqaybsiga kuraasta baarlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here