Farriin Caafimaad oo Iclaaminaysa Ololle Nadaafadeed Oo Caasimaddu U Baahan Tahay Xilli-roobaadkan

0
25

W/Q:  Dr Buux Ibraahin Aadan, Fayo-dhawre madax bannaan

Iyadoo mas’uuliyad culus inaga saaran tahay in aynu waqti kasta heegan u ahaano fayaqabka bulshadeena. Iyadoo qashinku yahay waxyaabaha haduu bato ama si fiican loo basrin uu ka dhalan karo cuduuro waxyeeleya  caafimaad qabka bulshadeena Iyadoo hada lagu jiro waqti xili roobad oo loo baahan yahay in la dardar galiyo howlaha shaqo ee nadaafada caasimada Hargeysa.

Inkastoo howlaha naadafada caasimada ay u xil saran yahiin shirkado private  ah oo u ka masuul ah  howlaha maaraynta qashinka caasimada, Iyadoo loo baahanyahay in bulshada lagu tababaro howlaha nadaafada sida waqtiyada xili roobadka oo ah munaasib In la iclaamiyo maalin olole nadaafadeed ah

Ugu dambayn moyor into qashinku inoo dhaw yahay ayuu cudurkuna  inoo dhaw yahay  waxa loo bahan yahay  in aan kugu so gudbiyey talo bixintaydan olole nadaafaeed waqtiga xili roobadka.

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannan

buux02010@gmail.com

14484907_10202234417539664_4485874980556209440_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here