Muuqaalka Iyo Midhaha Heesta Cusub ee Fanaannada Yurub Geenyo Soo Saartay Oo Si Gaar Ah U Taabatay Dareenka Haweenka Calaf-doonka Ah+DAAWO SAWIRRADA Iyo Video-gaba

0
38

Heestan Oo Hal-ku-dheggeedu yahay MAAWEELO, Waxaa Midhaheeda Curiyey Abwaan Xarrago, Naaxiyadda codkana waxaa ku ladhay Dr. Axmed Shaadari, Qalabka Dananka Waxaa U Tumaya Axmed-weli Furinle… Codkeeda dahabiga ah waxaa ku luuqaynaysa Fanaannada Yurub Maxamed Cabdi (Geenyo), WAxaa Jilista iyo Jiibta heesta  ku weheliya Fanaanka Cabdiraxmaan Caydiid (Oday).

HUBAAL CHANNEL: Daawo Muuqaalka Iyo Midhaha Heesta Cusub ee Fanaannada Yurub Geenyo Soo Saartay Oo Si Gaar Ah U Taabatay Dareenka Haweenka Soomaalida


geenyo-jpgq-jpga-jpgd geenyo-jpgq-jpga

geenyo-jpgq

geenyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here