Qarax Baabuur oo Muqdisho ka Dhacay

0
6

QARAX

Qarax xooggan ayaa galabta waxa uu ka dhacay meel ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Gaadhiga qarxay ayaa la sheegay inuu ahaa nooca raaxada ah. Qaraxa ayaa lagu warramay inay ku dhaawacmeen illaa afar qof, oo uu ku jiro qofkii gaariga saarnaa.

Meesha uu ku qarxay baabuurka waxaa ka garab dhow safaaradihii hore ee Maraykanka iyo Iiraan kuwaasi oo aan haatan aysan isticmaalin dawlahahaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here