DEG-DEG: Isbaheysigii Dimuqraadiyad Doonka Xisbiga Kulmiye Oo Si Rasmiya Ugu Dhawaaqay In Ay Ku Biireen Xisbiga WADDANI + Muuqaal

0
4

Hargeysa (Hubaal)– Waxaa maanta magaaladda Hargeysa toos ugaga dhawaaqay ku biiristooda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, isbaheysigii dimuqraadiyad doonka Kulmiye. War loogu talo galay saxaafadda oo ay goobjoog ka ahaayeen dhamaan siyaasiyiintaasi, ayuu afhayeenkooda Xusseen Axmed Caydiid ku shaaciyey ku biiristooda xisibiga WADDANI.

War murtiyeedka oo faahfaahsan hoos ka daawo:

isbahaysiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here