DAAWO Xirsi Oo Is Burinaya DORRAAD, SHALAY Iyo MAANTA: Ratigaan hayin ahayn, aqalkuu ridaayoo, rarka lama dulsaaree!!!!

0
11

Illaahayoow haa iyo maya; hana wada yeedhsiin. Bal ila daawada Clipkan kooban ee muuqaalka ah, waa Suul-cawro oo dorraad  Cirro ugu hanjabaya ‘Sankaan caano kaa keeni’, shalayna cay iyo deel-qaaf ku eedaynaya WADDANI, haddana maanta ammaanaya xisbigii iyo raggii uu u goodinayay.

Bal Amuurtan eega, amarkan iyo yaabkan, ma anigaa waallan mise siyaasaddi aabbo maleh!!!.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here