DAAWO: Maayirka Caasimadda Hargeysa Oo Qalab Iyo Dirays Cusub Ku Wareejiyay Ciidanka Dabdamiska

0
8

HALKAN KA DAAWO: Maayirka Casimadda Hargeysa, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa Ciidanka Dabdamiska Ku Wareejiyay Qalab Iyo Dirays Cusub oo Laga Hortago Dabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here