HUBAAL Channel Ka Daawo: Weriye Cali Xaraare Iyo Aqoonyahan M. M.  Martin Oo Ka Hadlay Kalsoonida Lagu Qabi Karo Qiimeynta ay Daadihiyaan

0
26

Daadihiyeyaasha Barnaamij Qiimeynta  Oo  Soo Saaray Xogo La Xidhiidha Sida Ay U Sameeyaan Qiimeyntooda

HUBAAL Channel Ka Daawo: Weriye Cali Xaraare Iyo Aqoonyahan M. M.  Martin Oo Ka Hadlay Kalsoonida Lagu Qabi Karo Qiimeynta ay Daadihiyaan

HALKAN Ka Daawo Xaqladdii Toddobaadkan Ee Barnaamijka Qiimeynta Ee Ay Daadihiyaancabdikariin Aqoonyahan Mustafe Maxamed Ibraahin Oo MARTIN Lagu Naanayso Iyo Weriye Cali Cabdi Xadhaadhe oo Lagaga Hadlay Shahaado Sharafyo Lagu Maamuusay Shakhsiyaad Ay Ka Mid Yihiin Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro) iyo Aqoonyahan Maxamed Siciid Maxamed (Gees) iyo Aqoonyahanka kale ee Cabdikariin Axmed Mooge Liibaan Oo ay sheegeen in ay ka illaaween Barnaamijkii ay hore u soo saareen ee ku suntanaa tobanka ruux ee ugu wanaagsan Somaliland ee ay Billadaha Dahabka ah ku tolleen.

Haddaba Barnaamijjka Toddobaadkan ayaa sidoo kale waxa uu xambaarsan yahay xogo muhiim ah iyo culuum dheeraad ah oo la xidhiidha, sida uu u soo baxo barnaamijyada noocan oo kale ah ee ay baahiyaan, cidda soo xusha dadka ay shahaadooyinka siiyaan, sida loo qiimeeyo iyo weliba saamaynta uu labadooda ku yeesho barnaamijyadaasi marka ay baahiyaan ama war celinta kaga soo noqoto shacbiweynaha daawanaya.


sh-aaden-siiro-735x400

Mohamed Saeed Gees, Executive Director
Mohamed Saeed Gees, Executive Director

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here