‘Saldhiga Millatari Waa Cawsle la Muuseeyay’: Eng. Maxamed Xaashi oo ku Dooday in Xamar Laga Saxeexday Heshiiska ay wada Galeen Somaliland iyo UAE

0
16

‘Saldhiga Millatari Waa Cawsle la Muuseeyay’: Eng. Maxamed Xaashi oo ku Dooday in Xamar Laga Saxeexday Heshiiska   ay wada Galeen Somaliland iyo UAE

 

Hageysa(Hubaal)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda, Eng. Maxamed Xaashi, Cilmi, ayaa ku dooday in qaab jujuub ah oo sharciga ka baxsan loo ansixiyay saldhiga Millatari ee laga aasaasayo Berbera ee ay wada galeen Somaliland iyo Isku-taga imaaraadka carabta ee UAE.

 

Eng. Maxamed Xaashi waxa uu xusay in mashruucan UAE ay hore uga soo dhammaysteen dawladda Soomaaliya, ka dibna loola yimid Somaliland, waxaanu sheegay in xukuumaddu ay afduubtay dariiqii sharci ee ay qaraarkaas ugu gudbin lahayd Golaha Wakiiladda, waxaanu ku adkaystay in Guurtidu aanay wax shaqo ah ku lahayn ansixinta heshiisyada caalamiga ah.

 


xaash

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here