HUBAAL KA DAAWO: “Maxaa Somaliland Uga Faa’iido Ah Saldhigga Imaaradka, Baarlamaanku Waxaanay Garanayn Oo Aanay Aqoon U Lahayn Bay Iska Ansixinayaan”

0
3

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo la yaabay caqliga baarlamaankeena, sidoo kalena sheegay inaanay wax fa’iido ahiba Somaliland ugu jirin saldhig Milatari.

“Dekeddaasi wax dambe oo shaqa ah oo ka soconaysaa ma jirto, waa Askari, Qori iyo Rasaas” Suld. Maxamed Suld. Cabdiqaadir

HUBAAL KA DAAWO: “Maxaa Somaliland Uga Faa’iido Ah Saldhigga Imaaradka, Baarlamaanku Waxaanay Garanayn Oo Aanay Aqoon U Lahayn Bay Iska Ansixinayaan”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here