HUBAAL KA DAAWO: Maareeyaha Dekedda Berbera, Badhasaabka Gobolka iyo Duqa Berbera Oo Si kal Iyo Laab ah Usoo Dhaweeyay Wareejinta Marsada Berbera Lagu wareejinayo Shirkadda DP World

0
3

Maareyaha Dekedda Berbera,Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Si Iskumida Usoo Dhaweeyay In Dekeda Berbera Maamulkeeda Lagu Wareejiyo Shirkada DP World Iyo Fariin Baaq Xambaarsan Oo Ay Bulshada Reer Berbera Ufireen+Horumar Ay Sheegen In Berberi Gaadhi Doonto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here