HUBAAL KA DAAWO: Guddoomooyaha Ururka Haweenka Ee NOW Ee Gobolka Tog-Dheer sidoo kalena ahayd Xubin ka tirsan KULMIYE Oo Gebi ahaanba Iska-Cashisay Xilalkii Ay Ka Haysay Dalladda NOW Iyo Xisbiga KULMIYE, Kuna Dhawaaqday Garabka ASALKII KULMIYE Oo ka go’ay Xisbul-xaakimka

0
12

Guddoomooyaha Ururka Haweenka Ee NOW Ee Gobolka Tog-Dheer Deeqa Weydaar, sidoo kalena ahayd Xubin ka tirsan KULMIYE ayaa sheegtay inay Gebi ahaanba Iska-Cashisay Xilalkii Ay Ka Haysay Dalladda NOW Iyo Xisbiga KULMIYE, isla markaana ka dhawaajisay inay samayn doonto garab ka go’ay xisbul-xaakimka Kulmiye oo sida ay sheegtay la magac baxay ASALKII KULMIYE + DAAWO Sababta is-casilaadeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here