DAAWO: Shirkadda Gaadiidka {Land Cruiser} Ee WAAFI Oo Mudaharad Cabasho Ah Ka Muujiyey Wasiirka Macdanta Somaliland

0
9

Burco (Hubaal) Shirkada Gaadiidka Waafi ayaa Mudaharad cabasho ah ka Muujiyey Wasiirka Macdanta Somaliland,

SHirkadani gaadiidka gaarka ah ee Landcruiser ka ama calaawiyada ayaa cabashadooda ku sheegay wasiirka macdanta somaliland oo u soo fadhiisan waayey wakhti ay ka doonayeen shaqada kiraysiga gaadiidka macdanta.

Hoos ka daawo Muqaalka Mudaharadka shirkada Waafi ee Kiraynta gaadidka Calaawiyada Landcruiserska.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here