Qarax Ka Dhacay Muqdisho

0
7

war degdeg ah

Qaraxa oo aan ilaa hadda sheegin nooca uu ahaa ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay degmada Wadajir.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxa oo laga maqlay qaybo magaalada ka tirsan, gaar ahaan agaragaarka degmadaas, uu ka dhacay xaafadda Kaawo Godey. Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo sheegay, laakin weli faahfaahin badan lagama hayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here