HUBAAL KA DAAWO: “Cid Uu Heshiiskaasi {Saldhigga Milatari} Ku Yahay Hantaaqo Ma Jirto,”Wasiirka A. Dibedda JSL Dr. Sacad Cali Shire

0
13

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire oo ka mid ahaa Waftigii uu hogaaminaayay Madaxwayne kuiland ee Imaaraatka Carabta u tagay Saxeexa heshiiska Saldhiga Milatari ayaa waxa ay maanta ku soo laabteen Magaalada Hargeysa.

Wasiir Sacad ayaa waxa u faah faahiyey ujeedada heshiiska iyo waxyaabaha faa;iidada u ah Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here