MIDHAHA DIINTA: Maxaa Imaanka Siyaadiya? Maxaa Se Naaqusiya?. KA DAAWO HUBAAL Barnaamija Amuurtaasi Ka Hadlaya

0
11

Hargeysa (Hubaal) Todobaadkan iyo barnaamijka MIDHAHA DIINTA, waxa aad kaga bogan doontaan qodob muhiim u ah caqiiqada iyo aaminaadda qofka muslimka ah. Waxaana qodobkaasi yahay; Maxaa Imaanka siyaadiya? Maxaa se naaqusiya? Waxa inoo soo jeedinaya sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir. Waxaana muxaadiradan duubtay maktabada Al-fajri oo ku taalla magaalada Hargeysa.

Ka faa’idaysi wanaagsan. Ilaahay sheekana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here