Casho Sharaf Ay Ku Kulmeen Aqoonyahanka Labada Forum Ee Gobollada Saaxil, Awdal Iyo Selel

0
18

Kulankan  laba geesoodka Oo Ku Qabsoomay  Casimadda Hargeysa  oo ay ku kulmeen dhalinyaro aqoonyahana  ka soo kala  jeeda Goboladda Saaxil iyo awdal, halkaas Oo ay ku lafo gureen masiirkooda Siyaasadeed iyo Kaalinta ay ku yeelan karan Isbedeledda Siyaasadeed Ee Soo Socda, Wadda Tashi Iyo Falanqeyn Dheer kadib Waxay Gudiyadda Forum-ku Ee Labada Gobol Isku Raaceen, In Taageerada Siyaasadeed Ee Aqoonyahanka Dhalinyarta labada Gobol La Iskugu Geeyo Xisbul Xakimka kulmiye.

1K5A5282

Go’aankoodana waxay  Ku Sababeeyeen  Waxqabadka Faraha Badan Iyo Horumarka ay Ku Talaabsatay Xukumadda Xisbul Xakim Talada Haya,Taas Oo Ay Marag U Noqotay Balanqaadyaddii Xisbiga Kulmiye.

Gebo Gebadii Waxaa Halka Hadalo Dardaaran Ka Jeediyey Gudoomiye Yaasha Labada Forum Ee Saaxil Mudane: Suudi C/laahi Cilmi Iyo Awdal Khaalid Ahmed Ali Iyago Xusay  Sidii Loola Shaqayn Laha  Xisbiga Kulmiye Si U Marlabaad Dalka U Hanan Laha ,

Waxaa Sido Kale halka Ka Hadlay Aqoonyahan Mohamed Jamac Rooble Oo Ku Dhiiri Geliyey Dhalinyarada Somaliland In ay Soo Dhoweeyan Mashaaricda Xukumadu Wado lagana Fa’idaysto, Waxaanu Ugu Baaqay Gobolada Barigu In ay Soo Dhoweeyan Baadhista Shidaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here