Maamulka Sare Ee Shirkada Prime Oo Si Cad U Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Dhawaan Laga Baahiyey

0
22

Hargeysa:(Hubaal)-Maamulka Sare ee shirkada Prime, ayaa waxaa ay si cad u beeniyeen warar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey

 Shirkada ayaa waxaa ay sheegtay in shaqadii ay ka joojiyeen nin wakiil uga ahaan jiray Somaliland oo lagu magacaabo Maxamed Xassan Ismaciiltaarikhdu markey aheyd 08.02.2017, isla markaana dacwada kiiskooda ay baadhis ku wado xarunta danbi baadhista Somaliland .

War-saxaafadeed shirkaddu soo saartay oo ay ku bayaaminayso inaanay waxba ka jirin warar been abuur ah oo laga baahiyey oo nuqul kamid ahi soo gaadhay wargeyska Hubaal, ayaa waxa uu u dhignaa sidatan:

sawir sawir1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here