HALKAN KA DAAWO: Hoggaanka sare ee xisbiga WADDANI oo Cisbitaalka Hargeysa Ku Booqday Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa iyo Dhaliilo ay Xukuumadda U Jeediyeen

0
9

Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa Booqday Mujaahid Suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa Cisbataalka Guud Ee Hargaysa, waxaanay Madaxweyne Siilanyo Iyo Xukuumadiisa Ku Dhaliileen Daayaca Haldoorkii Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here