HALKAN KA DAAWO: Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalka ah ‘In Xukuumaddu Ay Dayacday Yuusuf Cabdi Gaboobe’

0
4

DAAWO: Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo Beeniyey In Xukuumaddu Ay Dayacday Yuusuf Cabdi Gaboobe Isaga Iyo Shaqsi Kasta Oo Qaranka Somaliland Tixgalin Ka Muddan

Ganacsade Cali Cumar Guuleed Oo la Hadlay Warbaahinta Kala Duwan Ayaa Si Faahfaahsan Uga Hadlay hadalada Sheegaya Ee Madaxweynaha Lagu Eedaynayo In Ay Dayaceen In Ay Wax u Qabtaan Muj Suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa Cusbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa Islamarkaana Waxa uu Sheegay In Isaga Iyo Shaqsi Kasta Oo Kamid Ah  Qaranka Somaliland Oo Tixgalin Ka Mudan In La Garab Istaago Oo Laga War-hayo Xaalad Kasta Oo Ku Sugan Yahay. Waxaan Hadalkiisii Kamid Ahaa Sidan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here