HUBAAL KA DAAWO: Sidee Qaadashada Kaadhka Codbixintu Uga Socotaa Berbera Iyo Hargaysa Dhexdooda

0
13

Xubno uu horkacayo Wasiirka wasaaradda Ganacsiga Md Cumar Shucayb ayaa kormeer indho-indhayn ah ku soo maray qaabka ay hawsha qaadashada kaadhka codbixintu uga socoto deegaanada ka tirsan gobolka Saaxil ee ku  yaalla jidka  u dhexeeya Magaalooyinka Berbera iyo Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here