HUBAAL TV: Masuul Miisaan Culus Ku Lahaa Xisbiga WADDANI Oo Iscasilay Iyo Sababaha Oo Uu Ka Hadlay

0
14

Hargeysa (Hubaal) Xoghaye Ku Xigeenkii Arrimaha Guddaha Ee Xisbiga Waddani Cabdalle Maxamed Faarax oo ku magac Dheer (Jirde) ayaa sheegay inuu gebi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xisbigaasi, iyo weliba xubinnimadii xisbiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here