HUBAAL TV: Madax Ka Tirsan Xisbiga WADDANI oo uga Hadlay Siyaasiyiin Xisbigooda ah Oo Xidhan

0
10

Hargeysa (Hubaal):-Saraakiil ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta la hadlaayey qeybo ka mid ah warbaahinta, ayaa dhaliilay xadhiga siyaasiyiinta xisbiga WADDANI ee muddooyinkii dambe ku xidhnaa jeelka weyn ee Hargeysa, waxaana ay sheegeen in ay xadhigaasi uu wiiqay hanaankii dimuqraadiyaddeed ee qaranka iyo weli ba sida oo kale nidaamka axsaabta badan ee Somaliland oo ay tilmaameen in ay tahay caqabad soo korodhay xiligan.

DAAWO, sarakiisha Madaxa ololaha WADDANI, Xoghayaha Duulista iyo Hawada iyo weli ba sida Kaaliyaha arrimaha Warbaahinta ee Murashax Cirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here