HUBAAL TV: Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Lagu Qaabilay Xaflad Meeqaam Sare AH Oo Uu Ku Shaaciyay Musharraxnimadiisa Jagada Guddoomiyaha Wakiillada

0
17

Hargeysa (Hubaal):-xaflad isugu jirta shaacin iyo taageero loo muujinayo xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo isu taagay musharraxnimada jagada guddoomiyaha golaha wakiillada ayaa lagu qabtay magaaladda Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here