Warbixin Cusub Oo Laga Soo Saaray Budhcad Badeeda Soomaaliya

0
8

Hargeysa (Hubaal) Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda ka shaqaysa amniga badaha ee Oceans Beyond Piracy ayaa sheegaysa in feejignaantii maraakiibta ka gooshaysa badaha Soomaaliya iyo dadaalkii ciidamada caalamiga ah uu hoos u dhacay, taasina ay keentay halis laga qabo in budhcad badeedu dib usoo laabato.

Warbixintan oo sannadle ah ayaa lagaga hadlay khasaaraha naf iyo dhaqaale ee ay dunida ugu kacaan falalka budhcad badeedda ah.

Halkan Guji Oo DHAGEYSO Warbixintan waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here