HALKAN KA DAAWO: Wasiir Sacad Oo Ka Hadlay Sababta Dr. Bulxan Looga Joojiyay Safarkiisa Muqdisho Iyo Hablihii Reer Somaliland Ee Baasaboorrada Ajaanibka Ah Sitay Ee Dawladahoogu Soo Doonteen

0
10

“hablahu waa reer somaliland ah ee sita baasabooro ajaanib ah, haddaanu nahay waalidiinta, innagaa halkaa geynay amaba ku dhalnayba, markii ay ku dhasheena waxay yeesheen xuquuqo oo dalalkaasi ay baasaboorkooda qaateen ka yeesheen……………….laba kamid ah mooyaane, intii kale hablaha markii la weydiiyay, mid kastaaba  waxay ku jawaabtay ‘hooyaday halaygu celiyo, oo dhulkii aan ka imid halaygeeyo” wasiir Sacad Cali dhire

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here