HALKAN KA DAAWO: Hoggaanka Xisbiga WADDANI Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Kulan Ay Maanta La Qaateen Madaxweynaha

0
6

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay kulan ay maanta la yeesheen madaxweyne Siilaanyo.

Laba qodob oo Sida uu sheegay guddoomiyahu  ugu muhiimsanaa kulankan ay maanta la yeesheen Madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here