HALKAN KA DAAWO: Guddoomiyihii Degmada M/Haybe Ee Xisbiga KULMIYE, Axmed Cabdi Cismaan (Dubbad) Oo Is Casiley

0
7

Guddoomiyahii degmada Maxamuud Heybe ee xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Md.Axmed Cabdi Cismaan (Dubbad), ayaa goor dhaweyd  ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimaddii uu ka hayey xisbigaasi KULMIYE.

DAAWO, Sababta uu isu casilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here