“Dadka Warkaas Qoray Waa Dad Caafimaad Darro Ku Dhacday” Caqilka Guud Ee Beesha (Adaraxmaan Sacad) Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay War-Been Abuur Ah Oo Lagu Ceebaynayey Musharaxa Madaxweynaha KULMIYE

0
18

caaqil xassan1

Hargeysa (Hubaal) Caqilka Guud ee Beesha Adaraxmaan Sacad ayaa jawaab kulul ka bixiyey war-been abuur ah oo lagu ceebaynayey musharaxa madaxweynaha xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye, mudane, Muuse Biixi Cabdi,  oo lagu baahiyey mid ka mid ah mareegaha wararka.

Caaqilku waxa uu hadalkiisii ku bilaabay oo uu yidhi: – Annigoo ah Caaqil Xassan Xussein Yaasiin, ahna Caaqilka guud ee beesha Adaraxmaan Sacada, annigoo ku hadlaaya magacayga iyo magaca caaqilka guud ee beesha Adaraxmaan Sacad ,  Waxa aan halkan  xaal buuxa ka siinaynaa  warka lagu baahiyey mareegta wararka ee wajaale, taasoo ay ciwaankeedu uu ahaa,  “ Musharaxanimada muuse biixi oo caqab ku noqotay sandaladaha kala duwan ee subeer awal iyo doorka uu ku leeyahay khilaafka beesha Adaraxmaan Sacad”

DAAWO Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here