Waaxda Fatwada Ee Wasaaradda Diinta & Awqaafta Oo Kulan Diini Ah Saaka U Jeediyey Hawl-wadeennada Wasaaradda Daakhiliga

0
20

Halkan Ka Daallaco: Khudbado Ay Culimada Wasaarada Diintu U Jeedisay Shaqaallaha Daakhiliga Iyo Mas’uuliyiinta Wasaaraddaa oo Halka Ka Hadlay

Hargaysa (Hubbaal)- Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Ah weheliyaan Agaasimayaasha guud ee Amniga iyo Maamulka iyo shaqaalaha wasaarada ayaa xarunta wasaarada arrimaha gudaha waxaa culimada wasaarada diinta iyo awqaaftu saaka uugu qabteen kulan wacyi diiniya ah


vlcsnap-2017-05-29-23h09m51s255

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here