Ardayda Dugsiga Sare ee Suld. Maxamed Suld. Faarax Oo Wasiirka Qorsheynta Faraqa Ugu Guntay Farriin Duur-xul Ah Oo Naanaystiisa Ka Turjumaysa

0
18

DAAWO Wasiirka Qorsheynta Oo Saaka Booqday Xarunta Dugsiga Sare ee Loogu Magac Daray Suld. Maxamed Suld. Faarax, Ardaydana Khudbad Uga Jeediyey Daabuurka

 

Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Ardayda Dugsigaasi oo Wasiir Qabo Uga Mahad Naqay Booqashadiisa Dhiirigelinta ah ee Dugsiga Suld. Maxamed Suldaan Faarax Ku Yimi Saaka, Farriin Codsi Ahna Faraqa Ugu Guntay

vlcsnap-2017-05-31-22h46m17s214

 


vlcsnap-2017-05-31-22h47m31s169

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here