SAWIR War Ah Oo Ka Turjumaya Qaangaadhnimada Siyaasaddeed Ee Axsaabta Somaliland

0
24

Sawirka Kuladhan Qoraalkan Ee IdiinMuuqdaa waxaa uu iftiiminayaa qaangaadhnimo, is-ahaanshiyo, qarannimo, dimuqraadiyad, lexejeclo iyo korniin siyaasadeed.   Somaliland in ay Afrika ugu horrayso dhanka xadaaradda siyaasiga ah iyo dhanka xorriyadda dawladnimada ayuu sawirkani tilmaamayaa. In kala duwanaanshiyaha fekerka siyaasiga ahi caafimaad yahay ayuu si cad u barraxayaa.   Sidoo kale in aan siyaasadda nadiifta ahi aaney colaad iyo turxaan midna lahayn ayuu daaha ka faydayaa. Somaliland ha noolaato, dadkeeduna ha barwaaqoobeen abbida.

Muuse & Cirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here